Home

Somalia Learning Institutes

Latest Updates

Try Your Best.. 1. Name This Material? And 2. Tell Its Function? #LabForEver

Machadka Al-furqaan wuxuu ugu bishaareynayaa dhamaan bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda in Machadku uu bilaabayo diiwaangalinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedkan, taasoo bilaaban doonta maalinta sabtida ah ee ay taariikhtu tahay 20 Dulqacdah 1438 Hijriya oo ku beegan 12 August 2017 Miladiya. Xilliyada waxbarasho ee uu machadku idiin diyaariyay ayaa ah galab, subax, iyo waliba maalmaha khamiista iyo jimcaha. Machadku wuxuu ku yaallaa Degmada Hodon Xaafadda KPP, Albaabka galbeed ee masjidka sheekh cali suufi. Wixii Faahfaahin Intaasi dheer kala soo xiriir 0612005558 / 0618611444, Email: [email protected] Ama waliba baraha aan ku leenahay facebook-ga oo kala ah. Machadka Al-Furqaan معهد الفرقان للعلوم والدراسات الإسلامية

Bisha Soonqaadka iyo Guulihii Dagaal ee Muslimiintu Gaareen. ----------------------------------- Sooyaal Islaamku wuxuu ka marag-kacayaa in inta badan guulihii Muslimiintu gaareen ay ku soo beegmeen Bisha Soonqaadka. Ergaygii Alle Maxamed SCW, wuxuu inta badan ku talinjiray in duullaannada la qaado Bisha Ramadaanka, maxaa yeelay waxaa ku jirta laba murti, oo kala ah, in nafta laga guulaysto, lana jabiyo isla weynida iyo dareenkeeda shahwadeed iyo in cadawga markaas jira laga guulaysto. Qofkii tiisu gashana uu sidaas ku shahiido isaga oo Eebbe dardiis u sooman, xaqudirirna ah. Haddaba, waxaan jeclaystay in aan idin la wadaago qormadaan kooban, aniga oo ku soo koobi doona guulihii waaweynaay ee muslimiintu soo hooyeen Bisha Ramataanka, kuwooda ugu muhiimsan, intii karaankayga ah, guulahaas oo baal dahab ah ka galay sooyaalka Islaamka. 1-Duullaankii Badar Ee Weynaay. --------------------------------- Duulaankani wuxuu dhacay sannaddii labaad ee tariikhda Hijriyada. Wuxuuna dhacay maalinta 17-aad ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Waana dagaal ay ku hoobteen gaaladii, muslimiintuna ku guulaysteen, ka dib dulmi iyo xadgudubyo fara badan oo loo gaystay musliminta. 2- Furashada Maka. ------------------------- Magaalada Maka waxay u gacan gashay muslimiinta sannaddii siddeedaad ee taariikhda Hijriyada, waxayna ku beegneyd 23-da bisha Ramadaan, waana magaaladii uu ku dhashay xogsidihii Alle Maxamed, qasabna looga soo saaray, balse dib gacantiisa u soo gashay, taas waxay guul baaxad ballaaran u ahayd dhammaan muslimiintii xilligaas joogtay si guud, si gaarana nabi Maxamed, SCW. 3- Dagaalkii Xaddiin iyo sooceshashadii Baytul-Maqdas. ------------------------------------ Waxaa hoggaaminayey dagaalkaan dagaalyahankii weynaa ee la oran jiray Silaaxuddiin al-Ayuubi, waana dagaalkii dib loogu soo furtay Qudus. Gaashaanbuurtii macatab ku dirirka ahaydna dhagat ayaa dhiigga loo daray, qayla dhaan badanna ka keentay, waxayna u kala baxeen wax dhintay iyo wax la qafaalay, ama fara cidi leh ku fakaday. Dagaalkaani wuxuu dhacay bil Soonqaad ah, taariikhduna waxay ahayd (583هـ -1187م). 4- Dagaalkii Caynu Jaalut. -------------------------------- Waa dagaalkii weynaa ee dhex maray muslimiinta iyo cadawgii loo yaqaannay Tataarka, kaas oo cagta mariyay dhul badan oo islaamku daganaay xilligaas, ugu dambayntii dagaalkaas waxay guushu ku raacday muslimiinta. 25-tii bisha Ramadaan, tariikhdu markii ay ahayd 658 taariikhda Hijriyada, ayaa afka ciidda loo daray, waxyna ahayd guul aad loogu diirsaday. 5- Furashada Magaaladii Qosdandiiniya ------------------------------- Waa magaalo fac weyn, aadna looga yaqaan adduunka oo dhan, aadna u qurux badan, kuna taalla carriga Turkiga. Waa magaalo furashadeeda uu sii sheegay nabigii Alle Muxamed Csw, waana magaalada hadda loo yaqaan Istanbul. Waxay soo gacan gashay magaaladaani 857 Hijriyada, bil Ramadaana ah.

يال روع #الفوج الأول لكلية العلوم السياسية والإعلام مع عميد الرحيل رحمة الله عليه #استاد_حسين_ابوبكر

@Daarutarbiyah 2017-03-16

Hambalyo hambayo dhaman macaliminta & Ardayda Dugsiga DAARU-TARBIYA.guusha maanta ay soo hooyen kooxda kubadda cagt.Daaru-tarbiya 3gool Vs Global 1gool.

Let us guide you through your ENGINEERING path at SIMAD S Faculty of Engineering. Admission starts 15th July 2016.

Bishaaro Bishaaro Bishaaro Waxaa loogu bishaareynayaa Walidiinta Soomaliyed Ee Ubadkooda La Jecel Waxbarashada In La Furay Iskool eey Dhigaayaan Macalimiin Ajaanib ah Oo Xirfad U leh Sida Eey wax U Bari lahaayeen Ubadaka soomaliyeed Kuwa Yar Yar Iyo Kuwa Waaweyn Intaba Horay U Gaar Kaamil Junior Secondary College Yaan Lagaa Buuxin Isqorista Iyo Cashiradaba Wey Socdaan Waxbarasho Tayo Leh Waliba Aad Ku Qaadan Doonto Manhajka Hindiya Macaliintu Waa kuwa Ajaanib Ah Oo Loo Carbiyay Sida Eey U Qancin Lahaayeen Ardaydooda Heerarka Kala Duwan Hadeey Ahaan Laheyd Kuwa koorsooyinka Deg dega iyo Kuwa Machadkaba Fadlan Gaar Xarunta Iskuulka Waxey U Dhawdahay Safaarada Turkida Ama Guriga Xiireey Qaasim Ama Kala Soo Xiriir Numberada Shaashada Ku Qoran Insha Allah Tell No:- +252612509695 ,+252616772332, +252618800499

and self-paced online educational content delivery platforms. OUS gives busy individuals and professionals an opportunity at continued learning and development, and was established to meet the demand for quality higher education.

Baarbe in google earth, yaa u sheega D/H/Dhexe ee X.X.Giirena dhinaca kale ahaa!